NaguSabsan
Gurysamo waxaa la aas aasay 06 / 06 / 2016, waxaana lahaa hindisaha iyo hal-abuurka dhalinyaro Soomaaliyeed oo dareemay baahi weyn ee loo qabo Horumarinta Qoyska.
- Gurysamo waxay hiigsanaysaa sidii loo Horumarin lahaa Qoyska Soomaaliyeed ee isku noola mudada dheer dal ka burburay dhinac walba oo nolosha ah.
- Gurysamo waxay dareentay jiritaanka baahi aad u ballaaran oo loo qabo maha Qoyska, waxayna dooneysaa baahidaas inay ka qabato mudada fog.
0%
YOOlKA GURYOSAMO
0%
ARAGTIDA GURYOSAMO
Waxay Qoysasku iyo
Lamaanaha Ka Sheegeen
mohamed hassan
Macalinc.
Qoyska waa tiirka nolosheena. Marka aan mudo dheer wada joognay, waxay nagu dhiirrigeliyaan inaan is caawino, is fahamno, oo xitaa dhibaatooyinka aan ka gudubno wadajir.
Caasho mursal
Macalimad.
Lamaanaha waa saaxiibka nolosha, qofka aad la wadaagto farxadda iyo murugada. Wuxuu kaaga baahan yahay kalgacal, ixtiraam, iyo dulqaad si xiriirku u noqdo mid waara.
