Waxaan sameynaa cilmi-baaris ku saleysan xog iyo daraasad rasmi ah, si loo helo xalal waara oo wax ku ool ah. Cilmi-baaristu waa tiir muhiim u ah horumarka bulshada. Adeegyadeenna waxaa ka mid ah:
Ururinta iyo falanqeynta xogta bulshada
Sameynta daraasado cilmiyeed
Soo saarista warbixino cilmiyeed
Ka qeybgalka cilmi-baaris heer qaran iyo mid caalami ah
Isticmaalka natiijooyinka cilmi-baarista si loo horumariyo adeegyada