Start donating poor people

deeqbixin

Image
Image

DEEQBIXIN

Waxaan bixinaa deeqo kala duwan oo loogu talagalay qoysaska danyarta ah, si loo yareeyo baahida iyo dhibaatooyinka ay la kulmaan. Deeq bixintu waa astaan naxariis iyo is-garab taag bulsho. Adeegyadeenna waxaa ka mid ah: